Waa cusub oo u billowday Dowladaha Turkiga iyo Mareykanka

Madaxweynaha Turkey Recep Tayyip Erdogan ayaa Isniintii sheegay in Turkey iyo Mareykanka ay gelayaan “waa cusub” oo xiriirkooda ah, kadib markii xiriirka xulufadan NATO uu sanadihii dhowaa u xumaaday arrimo dhowr ah. Isaga oo ka hadlayey kulanka Golaha Wasiirada ayaa Erdogan si kastaba, waxa uu ugu baaqay Mareykanka inay xushmeeyaan xuquuqda madax-banaani ee Turkey – … Continue reading Waa cusub oo u billowday Dowladaha Turkiga iyo Mareykanka